Author: Dr Waahin Sabriye

Ma dareentay mararka qaarkood inaad qof la fariisato adigoo firfircoon, laakiin markaad ka kacdo aad dareento daal, madax-xanuun, ama niyad-jab? Sirta halkan ku jira waa inaad ogaato in dadka qaarkood ay maskaxdaada iyo dareenkaaga u isticmaalaan sidii “shidaal” ay iyagu ku koraan, adigana ku daciifiyaan. 1. Sidee ku garan kartaa…

Read More

Baro 5-ta Fure ee Risqigaaga Barakeeya!” Ereyga Barako macnihiisu waa “Kordhid, dhisid, iyo joogtaynta khayrka”. Waa awood rabbaani ah oo ka dhigta wax yar inay wax weyn qabtaan. Waxaad arki kartaa qof mushaarkiisu yaryahay laakiin gurigiisu nabad yahay, carruurtiisu caafimaad qabaan, haddana wax u dhiman ama ka maqna aysan jirin.…

Read More