Facebook Twitter Instagram
    Trending
    • Xalka Dhibaato Kasta Oo Timaha Kaa Haysata
    • 10 Waxyaabood ee Sababa Xanaaq, Dabeecad Xumada, iyo Deganaansho La’aanta Caruurta:
    • Waqtiyadee Ayaa Lagula Talinayaa In La Joogteeyo Akhriska Ducadan Si Ay u Noqoto Furaha Guusha?
    • Calaamadda Kaliya Ee Tilmaamaysa In Tarankaagu Halis Ku Jiro (Xitaa Hadii Aad Caafimaad Qabto)
    • Arrintan Cajiibka Ah Waxaad Arkaysa Marka Sokorta Iska Dhaafto oo Kaliya?
    • Labadan waxyaabood hadii aad xasaasiyad ku qabto ka fogow xulbada?
    • Waa Maxay Sirta ka Dambaysa Inay Dadka Qaarkood Da’ Ka Muuqato, Halka Qaar Kale Ay Dhallinyaro Iska Ahaadaan?”
    • Qubayska Biyaha Qabow Subaxdii Wuxuu Si Cajiib Ah U Baddalaa Noloshaada. Ma Rabtaa Inaad Ogaato?
    Facebook Twitter LinkedIn
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    Leaderboard Ad
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA
    • KORIINSHAHA CARRUURTA
    • FAHAMKA ISLAAMKA
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    You are at:Home»CILMI NAFSIGA»Ma Dareentay Mararka Qaarkood Inaad Qof La Fariisato Adigoo Firfircoon, Laakiin Markaad kala Tagtaan Aad Dareento Daal, Caajis, Madax-Xanuun, ama Niyad-Jab?

    Ma Dareentay Mararka Qaarkood Inaad Qof La Fariisato Adigoo Firfircoon, Laakiin Markaad kala Tagtaan Aad Dareento Daal, Caajis, Madax-Xanuun, ama Niyad-Jab?

    0
    By Dr Waahin Sabriye on February 8, 2026 CILMI NAFSIGA

    Ma dareentay mararka qaarkood inaad qof la fariisato adigoo firfircoon, laakiin markaad ka kacdo aad dareento daal, madax-xanuun, ama niyad-jab? Sirta halkan ku jira waa inaad ogaato in dadka qaarkood ay maskaxdaada iyo dareenkaaga u isticmaalaan sidii “shidaal” ay iyagu ku koraan, adigana ku daciifiyaan.

    1. Sidee ku garan kartaa “Energy Vampire”?

    The Eternal Victim (Dhibanaha Joogtada ah: Waa qofka had iyo jeer ka cabanaya dhib, laakiin aan waligiis aan rabin xal. Markasta oo aad talo siiso, wuxuu kuu keenaa marmarsiyo cusub.

    The Criticizer (Naqdiye): Waa qofka mar kasta oo aad guul sheegto raadinaya hal meel oo khaldan. Wuxuu daciifiyaa kalsoonidaada isagoo iska dhigaya inuu “kaa naxayo.”

    The Drama King/Queen: Wax kasta oo yar waxay ka dhigaan masiibo weyn si ay dareenka dadka oo dhan u soo jiitaan.

    2. Xeeladda “The Grey Rock Method” (Xeeladda Dhagaxa Boorka Leh)

    Haddii aad ku qasban tahay inaad la joogto qofkaas (sida qof qoyska ah ama saaxiib shaqo), isticmaal xeeladdan:

    Waa maxay xeeladda? Ka dhig naftaada mid caajis badan oo aan xiiso lahayn, sida dhagax wadada yaalla.

    Sidee loo sameeyaa? Ha siin dareen xooggan (ha xanaaqin, ha u garaabin si weyn). Sii jawaabo kooban oo aan dareen lahayn sida: “Haa,” “Maya,” “Ma ogi.”

    Sirta: Markay dareemaan inaadan siinaynin “tamartii” ay u baahnaayeen, waxay aakhirka raadsan doonaan qof kale oo ay dhuuqaan.

    3. Xeerka “Protective Visual” (Sawirashada Gaashaanka)

    Faa’iidada Qodibkan:

    Focus (Foojignaan): Tamartaada waxaad u kaydsataa shaqadaada iyo guushaada, halkii aad ku bixin lahayd xalinta dhibaatooyinka dadka kale.

    Caafimaadka Maskaxda: Waxaad ka badbaadaysaa walwalka (Anxiety) iyo niyad-jabka ka yimaada la macaamilka dadka sunta ah (Toxic people).

    Xiriirro Caafimaad leh: Waxaad boos u banaynaysaa dadka ku dhiirigeliya ee tamarta ku siiya.

    Sirta ugu wayn: Ma jiro qof tamartaada dhuuqi kara adigoon adigu u oggolaan. Barashada “Maya” iyo dhisidda xuduudaha waa xoogga ugu weyn ee aad leedahay, dadka noocaas ahna uga hortagi karto

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Dr Waahin Sabriye
    • Website

    Related Posts

    Maxay Tahay Shaqada Qarsoon ee Dadka Qurbaha Lacagta Ka Sameeyay Ay Qabtaan Iyadoo Aan Shahaado Weyn Loo Baahnayn?

    Sidee Ku Ogaan Kartaa Gabadha Aan Muddo Samayn Xiriir Hoose Ah

    Afartan Calaamadood Hadii Aad Leedahay Way Dhimatay Raganimadaadii

    Leave A Reply Cancel Reply

    • Popular
    • Recent
    • Top Reviews
    January 10, 2026

    24 Saac Kadib! Maxaa Ku Dhacaya Jirkaaga Haddii Aad Joojiso Sonkorta? (Layaabka Qarniga)

    January 10, 2026

    4 Caado ee Habeenkii aad Samayso oo Burburinaya Maskaxdaada iyo Hormoonnadaada adiga oo aan Ogayn”

    January 24, 2026

    Ha Cabin Biyaha Waqtiyadan: Waa khatar

    September 7, 2026

    Xalka Dhibaato Kasta Oo Timaha Kaa Haysata

    September 7, 2026

    10 Waxyaabood ee Sababa Xanaaq, Dabeecad Xumada, iyo Deganaansho La’aanta Caruurta:

    September 4, 2026

    Waqtiyadee Ayaa Lagula Talinayaa In La Joogteeyo Akhriska Ducadan Si Ay u Noqoto Furaha Guusha?

    Latest Reviews
    Copyright © 2026 Dabiib. Developed by Finalskills.
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.