Author: Dr Waahin Sabriye

Warshadaha quruxda iyo daawadu badanaa waxay diiradda saaraan shambooyinka nooca qaaliga ah iyo dawooyinka kiimikada ah, iyagoo ka fogaada xaqiiqada ah in caafimaadka timuhu uu ka bilaabmo calooshaada iyo nafaqada aad cunto. Haddii aad la dhibtoonayso timo-daadasho, qalayl, cuntooyinkan dabiiciga ah ayaa xallin kara dhibaatadaada iyadoo aanay dhaqaatiirtu mar walba…

Read More

Waa Maxay Sirta ka Dambaysa Inay Dadka Qaarkood Da’ Ka Muuqato, Halka Qaar Kale Ay Dhallinyaro Iska Ahaadaan?” Adduunka maanta aan ku noolnahay, waxaad arkaysaa dad da’doodu ay tahay sodomeeyo ama afartameeyo jir, laakiin u muuqda kuwo da’doodu ka weyn, iyagoo wajigoodu leeyahay laalaab, maqaarkooduna uu engegan yahay. Dhanka kalena,…

Read More