Author: Dr Waahin Sabriye

Tani ma aha oo kaliya sheeko dhalanteed ah, balse waa xaqiiqo cilmiyeed oo dhinaca cilmi-nafsiga iyo bayoolajiga ah. Inkasta oo ragga badankoodu aysan garanayn, haddana waxaa jira farsamooyin maskaxeed oo ku riixaya inay doortaan gabar leh sifooyin u eg hooyadood. 1. Is-u-ekaanshaha Wejiga (Facial Resemblance) Cilmi-baaris lagu sameeyay jaamacadda Tamperere…

Read More