Author: Dr Waahin Sabriye

Maxay dumarku u doorbidaan ragga dabeecadda adag? Su’aashan waxay muddo dheer xuddun u ahayd cilmi-baarista hab-dhaqanka dadka (Evolutionary Psychology). Markaan leenahay “dabeecad adag”, uma jeedno qof qallafsan ama naxariis daran, balse waxaan u jeednaa ninka leh kalsoonida nafta, xuduudaha sugan, iyo awoodda go’aan qaadashada. 1. Dareenka Amniga iyo Badbaadada (Protection)…

Read More