Facebook Twitter Instagram
    Trending
    • Xalka Dhibaato Kasta Oo Timaha Kaa Haysata
    • 10 Waxyaabood ee Sababa Xanaaq, Dabeecad Xumada, iyo Deganaansho La’aanta Caruurta:
    • Waqtiyadee Ayaa Lagula Talinayaa In La Joogteeyo Akhriska Ducadan Si Ay u Noqoto Furaha Guusha?
    • Calaamadda Kaliya Ee Tilmaamaysa In Tarankaagu Halis Ku Jiro (Xitaa Hadii Aad Caafimaad Qabto)
    • Arrintan Cajiibka Ah Waxaad Arkaysa Marka Sokorta Iska Dhaafto oo Kaliya?
    • Labadan waxyaabood hadii aad xasaasiyad ku qabto ka fogow xulbada?
    • Waa Maxay Sirta ka Dambaysa Inay Dadka Qaarkood Da’ Ka Muuqato, Halka Qaar Kale Ay Dhallinyaro Iska Ahaadaan?”
    • Qubayska Biyaha Qabow Subaxdii Wuxuu Si Cajiib Ah U Baddalaa Noloshaada. Ma Rabtaa Inaad Ogaato?
    Facebook Twitter LinkedIn
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    Leaderboard Ad
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA
    • KORIINSHAHA CARRUURTA
    • FAHAMKA ISLAAMKA
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    You are at:Home»CAAFIMAADKA»Cunto Ay Dadka Badani Jecel Yihiin oo Kaa Ilaalisa Daalka Korna U Qaada Dhiiga Gaaraya Xubnaha Taranka?

    Cunto Ay Dadka Badani Jecel Yihiin oo Kaa Ilaalisa Daalka Korna U Qaada Dhiiga Gaaraya Xubnaha Taranka?

    0
    By Dr Waahin Sabriye on August 29, 2026 CAAFIMAADKA

    Cunto Ay Dad Badani Jecel Yihiin oo Kaa Ilaalisa Daalka Korna U Qaada Dhiiga Gaaraya Xubnaha Taranka?

    Dhibaatada daalka jirka iyo xagga awoodda jinsiga waxay inta badan ka timaadaa hal arrin: dhiigga oo aan si fiican u wareegin.

    Marka uu dhiiggu si fiican u gaari waayo unugyada taranma  iyo xubnaha hoose, qofku wuxuu dareemaa tamar-darro joogto ah, stress, iyo hoos-u-dhac ku yimaada rabitaanka iyo awoodda taranka.

    Hayeeshee, waxaa jira cunto dabiici ah oo aad u dhadhan wanaagsan, oo Alle ku abuuray awood cajiib ah oo lagu daaweeyo dhibaatadan, taas oo dadka badankiisu ay maalin kasta cunaan iyagoo aan ogayn sirta ku dhex jirta.

    Cuntadan waxay leedahay maaddo dabiici ah oo la yiraahdo Nitrates. Marka aad cuntadan afka geliso, candhuuftaada iyo dheefshiidkaaga ayaa u beddela maaddadan maado kale oo loo yaqaano Nitric Oxide.

    Shaqada ugu muhiimsan ee Nitric Oxide waa inay kala bixiso oo ay ballaariso xididdada dhiigga.

    Marka xididdadu ballaartaan oo ay dabcaan, dhiiggu wuxuu u socdaa sida webi buux dhaafay oo kale, isagoo culeys ama xiritaan ah la Kulmin.

    Sidoo kale, dhakhaatiirtu waxay sheegaan in cuntadani ay hodan ku tahay birta dabiiciga ah (Iron).

    Marka aad leedahay dhiig tayo leh oo sida ogsajiin  buuxo, daalki aad dareemi jirtay markaad socoto ama shaqeyneyso ama galmo samaynayso wuxuu isu beddelayaa tamar cusub oo joogto ah.

    Isku-darka labadaas  (kala-bixinta xididdada iyo ogsajiinta badan) wuxuu saameyn toos ah oo cajiib ah ku leeyahay xubnaha taranka ee raga iyo dumarka.

    Xubnaha taranku waxay u baahan yihiin dhiig badan oo soo gaara marka ay timaado xilliga kulanka jamaaca.

    Dhiigaas wuxuu kordhiyaa dareenka, awoodda, iyo adkaysiga iyadoo aan loo baahnin wax dawooyin kimiko ah.

    Faida kale oo cajiib ah ayaa ah in cuntadani leedahay waa inay hoos u dhigto hormoonka nooca stress-ka ee loo yaqaan Cortisol.

    Marka aad welwel ama stress ku jirto, jirku ma ma lahan awood uu ku fekero arrimaha jinsiga ama tamarta.

    Cuntadan dabiiciga ah waxay dajisaa neerfaha, waxay hoos u dhigtaa cadaadiska dhiigga, waxayna maskaxda siisaa dareen xasilooni oo keenaya in tamartaada hoose iyo tarabkaaga inay dib u soo noqdaan

    Waxay sidoo kale caawisaa beerka iyo kelyaha, kuwaas oo ah xubnaha jirka u qaabilsan qashin-saarka.

    Marka uu jirku ka dhasho sunta iyo jeermis, unugyada jirku waxay helayaan neef cusub, taas oo keenta in qofku uu maalintii oo dhan dareemo firfircoonida iyo reyn-reyn aan marna hoos u dhaceyn.

    Magaca cuntadan cajiibka ah ee dadka dhan ay jecel yihiin, tamarta kor u qaada, dhiiggana si buuxda u gaarsiisa xubnaha taranka wuxuu yahay Beetroot Ama Bayruraafka

    Marka aad maalin kasta isticmaasho ama cabto casiirka bayturaafka oo aan wax sokor ah lagu darin, waxaad arkaysaa dib-u-soo-noqoshada tamartaada iyo awoodda jirkaaga guud ahaangaar ahaan xubnaha taranka iyo maskaxda labadaba

    Dr Waahin Sabriye

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Dr Waahin Sabriye
    • Website

    Related Posts

    Xalka Dhibaato Kasta Oo Timaha Kaa Haysata

    Calaamadda Kaliya Ee Tilmaamaysa In Tarankaagu Halis Ku Jiro (Xitaa Hadii Aad Caafimaad Qabto)

    Arrintan Cajiibka Ah Waxaad Arkaysa Marka Sokorta Iska Dhaafto oo Kaliya?

    Leave A Reply Cancel Reply

    • Popular
    • Recent
    • Top Reviews
    January 10, 2026

    24 Saac Kadib! Maxaa Ku Dhacaya Jirkaaga Haddii Aad Joojiso Sonkorta? (Layaabka Qarniga)

    January 10, 2026

    4 Caado ee Habeenkii aad Samayso oo Burburinaya Maskaxdaada iyo Hormoonnadaada adiga oo aan Ogayn”

    January 24, 2026

    Ha Cabin Biyaha Waqtiyadan: Waa khatar

    September 7, 2026

    Xalka Dhibaato Kasta Oo Timaha Kaa Haysata

    September 7, 2026

    10 Waxyaabood ee Sababa Xanaaq, Dabeecad Xumada, iyo Deganaansho La’aanta Caruurta:

    September 4, 2026

    Waqtiyadee Ayaa Lagula Talinayaa In La Joogteeyo Akhriska Ducadan Si Ay u Noqoto Furaha Guusha?

    Latest Reviews
    Copyright © 2026 Dabiib. Developed by Finalskills.
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.