Facebook Twitter Instagram
    Trending
    • Lafa Xanuunka iyo Jilba Xanuunka Sababta Dhabta Ah Ma Ahan Vitamin D Yari
    • Sirta Lamaanaha Sannadaha Badan Farxada Ku Wada Jooga: Waxay Sameeyaan Hal Wax Oo Kaliya
    • Ma La Dhibtoonaysaa Calool-Fadhi Joogto Ah? Sirta Caafimaadku Soo Ogaaday Ee Isla Markiiba Kaa Bixinaysa Dhibatada
    • Haddii Aad Aragto 3-dan Calaamadood, Beerkaagu Wuxuu Kaa Codsanayaa Inaad u Gargaarto… Caawi  Intaanay Xaaladdu Xumaan
    • Ma Rumaysan Doontid Waxa Dhacaya Marka Aad Joojiso Isticmaalkeeda Afurka Kadib
    • Markaad Ogaato Faa’iidadeeda, marnaba Kama Saari Doontid Gurigaaga.
    • 9 Qalad ee Ugu Waaweyn ee Dadku Sameeyaan Bisha Ramadaan
    • Jooji Hadda! 4 Cunto oo u Muuqda Kuwa Caafimaad Qaba Balse ah ‘Sun’ u Daran Wadnahaaga.
    Facebook Twitter LinkedIn
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    Leaderboard Ad
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA
    • KORIINSHAHA CARRUURTA
    • FAHAMKA ISLAAMKA
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    You are at:Home»CAAFIMAADKA»Lafa Xanuunka iyo Jilba Xanuunka Sababta Dhabta Ah Ma Ahan Vitamin D Yari

    Lafa Xanuunka iyo Jilba Xanuunka Sababta Dhabta Ah Ma Ahan Vitamin D Yari

    0
    By Dr Waahin Sabriye on August 22, 2026 CAAFIMAADKA

    Lafa Xanuunka iyo Jilba Xanuunka Sababta Dhabta Ah Ma Ahan Vitamin D Yari

    Markaad dareentid xanuun jilibka ah, lafo garaac ama dhawaaq ka soo baxa jilbaha qacqac gaar ahaan markaad fariisatid ama istaagtid, inta badan waxaad u malaynaysaa inuu yahay da’, ama fitamiin D la’aan, laakiin xaqiiqada dhabta ah waxay inta badan ka bilaabmaysa infakshan ka dhasha cabitaannada aashitada leh iyo cuntada warshadeysan!

    Markaad si joogto ah u cabtid cabitaannada aashitada leh, jirku wuxuu galaa xaalad degdeg ah si uu aashitadaas awoodda badan u dheelitiro, jirku wuxuu si qasab ah uga soo nuugaa macdanta kalsiyaamta (calcium) iyo magnisiyamta birta ah ee ku kaydsan lafahaaga iyo jilibka!

    Hawshani waxay si hoose u khafiifisaa cufnaanta lafaha, iyadoo xitaa jilicsanaanta unugyada lafaha u dhexeya ay ku dhacdo halis xun.

    Xalka dhabta ah ee lafahaaga badbaadinaya waa inaad gabi ahaanba joojisid cabitaanada aashitada leh iyo saliidaha warshadeysan, oo aad ku badalatid biyo caadi ah, khudaarta cagaaran, iyo dhuuxa lafaha oo hodan ku ah kolajin dabiici ah

    Marka aad jirka ka joojisid aashitadaas, lafahaaga iyo jilbahaagu waxay bilaabi doonaan inay dib isu dhisaan, xanuunkiina uu si toos ah uga baaba’o jilbaha iyo lafaha labadaba

    Dr Waahin Sabriye

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Dr Waahin Sabriye
    • Website

    Related Posts

    Ma La Dhibtoonaysaa Calool-Fadhi Joogto Ah? Sirta Caafimaadku Soo Ogaaday Ee Isla Markiiba Kaa Bixinaysa Dhibatada

    Haddii Aad Aragto 3-dan Calaamadood, Beerkaagu Wuxuu Kaa Codsanayaa Inaad u Gargaarto… Caawi  Intaanay Xaaladdu Xumaan

    Markaad Ogaato Faa’iidadeeda, marnaba Kama Saari Doontid Gurigaaga.

    Leave A Reply Cancel Reply

    • Popular
    • Recent
    • Top Reviews
    January 10, 2026

    24 Saac Kadib! Maxaa Ku Dhacaya Jirkaaga Haddii Aad Joojiso Sonkorta? (Layaabka Qarniga)

    January 10, 2026

    4 Caado ee Habeenkii aad Samayso oo Burburinaya Maskaxdaada iyo Hormoonnadaada adiga oo aan Ogayn”

    January 24, 2026

    Ha Cabin Biyaha Waqtiyadan: Waa khatar

    August 22, 2026

    Lafa Xanuunka iyo Jilba Xanuunka Sababta Dhabta Ah Ma Ahan Vitamin D Yari

    August 22, 2026

    Sirta Lamaanaha Sannadaha Badan Farxada Ku Wada Jooga: Waxay Sameeyaan Hal Wax Oo Kaliya

    August 22, 2026

    Ma La Dhibtoonaysaa Calool-Fadhi Joogto Ah? Sirta Caafimaadku Soo Ogaaday Ee Isla Markiiba Kaa Bixinaysa Dhibatada

    Latest Reviews
    Copyright © 2026 Dabiib. Developed by Finalskills.
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.