Author: Dr Waahin Sabriye

Ma dareentay mararka qaarkood inaad qof la fariisato adigoo firfircoon, laakiin markaad ka kacdo aad dareento daal, madax-xanuun, ama niyad-jab? Sirta halkan ku jira waa inaad ogaato in dadka qaarkood ay maskaxdaada iyo dareenkaaga u isticmaalaan sidii “shidaal” ay iyagu ku koraan, adigana ku daciifiyaan. 1. Sidee ku garan kartaa…

Read More