Facebook Twitter Instagram
    Trending
    • Macdan Jirka Ka Caawisa Inuu Si Sax Ah U Shaqeeyo
    • Cunto Dabiici ah oo Baabi’isa Dhibaatada Baabasiirka iyo Caloolfadhiga?
    • Cunto Ay Dadka Badani Jecel Yihiin oo Kaa Ilaalisa Daalka Korna U Qaada Dhiiga Gaaraya Xubnaha Taranka?
    • Ma Og Tahay Inay Jirto Saacad Gaar Ah oo Ku Habboon In Aad Biyaha Cabto Si Aad Miisaanka u Yarayso?
    • Maxay Tahay Shaqada Qarsoon ee Dadka Qurbaha Lacagta Ka Sameeyay Ay Qabtaan Iyadoo Aan Shahaado Weyn Loo Baahnayn?
    • Hal Shay oo Burburiyo Quruxda iyo Hormoonnada Dumarka Subaxdii
    • Sidee Ku Ogaan Kartaa Gabadha Aan Muddo Samayn Xiriir Hoose Ah
    • Arrintan Hadii Aad Samayso Subaxdii Waxay Burburisaa Kelyahaaga
    Facebook Twitter LinkedIn
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    Leaderboard Ad
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA
    • KORIINSHAHA CARRUURTA
    • FAHAMKA ISLAAMKA
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    You are at:Home»CAAFIMAADKA»Macdan Jirka Ka Caawisa Inuu Si Sax Ah U Shaqeeyo

    Macdan Jirka Ka Caawisa Inuu Si Sax Ah U Shaqeeyo

    0
    By Dr Waahin Sabriye on August 29, 2026 CAAFIMAADKA

    Waxaaan kuu faahfaahinayaa macdan aad u yar oo jirka dhexdisa ku jirta, taas oo ah mishiinka qarsoon ee ka dambeeya nolosheena.

    1. Shaqada Dhinaca Maskaxda iyo Neerfaha

    Waxaad ku fikiri kartaa sida inay tahay siligga korontada u gudbiyo signallada. Maskaxdeenu waxay jirka muddo ilbiriqsiyo gudaheed ah ugu soo daysaa farimo aad u tiro badan.

    Macdanta yar waa sida fure koronto oo kale; waxay caawisaa in calaamadaha xiriirka neerfaha ay si habsami leh uga gudbaan maskaxda oo ay gaaraan xubnaha jirka oo dhan.

    Haddi ay macdantan jirka ku yaraato, xiriirkaas waa uu joogsadaa ama waa uu jahwareeraa.

    2. Dabacsananta iyo Muruqyada Jirka

    Muruqyadeena awood uma lahaan lahayn inay kala bixino ama isku soo ururaan marka aynu soconayno, wax qaadayno, ama aynu jimicsanayno haddii ay madcantan maqanaan lahayd.

    Waxay la mid tahay saliidda lagu shubo mishiinka si uu u wareego. Marka jirkaagu haysto macdantan tiro ku filan, muruqyadu si dabiici ah ayay u shaqeeyaan, iyadoo ka hortagaysa in ay isku soo ururaan ama ay shaqada ka joogsadaan (sida dadka neerbaha ka xanuunsan).

    3. Ilaalinta Garaaca Wadnaha

    Wadnuhu waa muruqa ugu muhiimsan jirka oo shaqeeya ilbiriqsi kasta oo noloshaada ka mid ah.

    Macdanta waxay la shaqaysaa nidaamka wadnaha si ay u hubiso in garaaciisu uu yahay mid degan, oo aan aad u garaactamayn ama aad u daciif ahayn.

    Waxay wadnaha ka caawisaa inuu sii wado garaaciisa dabiiciga ah iyadoo aan culays badan la saaraynin xididdada dhiigga.

    4. Dhismaha Barta Lafaha iyo Ilkaha

    Lafaha jirkeena ma aha kuwo adag oo kaliya. Si ay lafuhu u yeeshaan awood, cufnaan, iyo caafimaad toosan, waxay u baahan yihiin is-kaashatooyin kala duwan.

    Macdantan aadka u muhiimka ah waxay ka mid tahay dhisayaasha lafaha, iyadoo ka caawisa in agabyada kale ee dhismaha lafaha ay si sax ah ugu fariistaan meelihii loogu talogalay, taas oo jirka ka dhowrta isxogitaanma ama jabka lafaha.

    5. Soo Qabashada iyo Isticmaalka Tamarta (Cuntada)

    Marka aad wax cunto, jirku isla markiiba ma isticmaali karo; waa in uu cuntadaas u beddelaa awood uu ku shaqeeyo.

    Macdan yar waxay dhex fadhiisataa unugyada jirka waxayna kiciyaan mishiino yar yar oo cuntadii aad cuntay u beddela tamar aad ku socon karto, ku shaqayn karto, wax kastana ku qabsan karto.

    Hadii ay jirka ku yaraati, waxaad dareemi doontaa daal joogto ah iyo tabar darri iyada oo xitaa cunto fiican cunayso

    6. Caawinta Hurdada iyo Deganaanshaha

    Jirku wuxuu u baahan yahay nasasho buuxda si uu isaga soo kabsado shaqadii maalintii. Macdantan waxay caawisaa maskaxda si ay u soo dayso maaddo dabiici ah oo jirka gelisa xaalad deganaan iyo raaxo leh.

    Waxay u sheegtaa jirka: “Waa waqtigii nasashada.” Qofka jirkiisu haysto heerka saxda ah ee macdantan wuxuu helaa hurdo waxtar leh oo degan oo u oggolaanaysa inuu subaxdii soo tooso isaga oo ah sidii qof dib u dhashay.

    7. Dhimista Balbalka iyo Culayska (Stress)

    Noloshu waxay leedahay culaysyo badan oo caafimaadka taabta. Macdanta waxay u shaqaysaa sida gaashaan difaaca oo kale; waxay jidhka ka caawisaa inuu la dagaallamo culayska maskaxda iyo nooc kasta oo xanuun oo ka dhasha hawlaha shaqada unugyada.

    Waxay ilaalisaa in unugyadu si dabiici ah u shaqeeyaan iyaga oo aan cillad ku dhicin ama xumaanin.

    8. Maxay Tahay macdanta Caanka Ah?

    Magaca macdantan muhiimka ah waa  (Magnesium). Waa macdan dabiici ah oo lagA helo cuntada siday KHUDAARTA sida lowska, waana mid ka mid ah macdanta ugu muhiimsan ee jirku u baahan yahay si loo ilaaliya noloshaada

    Dr Waahin Sabriye +252615963796

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Dr Waahin Sabriye
    • Website

    Related Posts

    Cunto Dabiici ah oo Baabi’isa Dhibaatada Baabasiirka iyo Caloolfadhiga?

    Cunto Ay Dadka Badani Jecel Yihiin oo Kaa Ilaalisa Daalka Korna U Qaada Dhiiga Gaaraya Xubnaha Taranka?

    Ma Og Tahay Inay Jirto Saacad Gaar Ah oo Ku Habboon In Aad Biyaha Cabto Si Aad Miisaanka u Yarayso?

    Leave A Reply Cancel Reply

    • Popular
    • Recent
    • Top Reviews
    January 10, 2026

    24 Saac Kadib! Maxaa Ku Dhacaya Jirkaaga Haddii Aad Joojiso Sonkorta? (Layaabka Qarniga)

    January 10, 2026

    4 Caado ee Habeenkii aad Samayso oo Burburinaya Maskaxdaada iyo Hormoonnadaada adiga oo aan Ogayn”

    January 24, 2026

    Ha Cabin Biyaha Waqtiyadan: Waa khatar

    August 29, 2026

    Macdan Jirka Ka Caawisa Inuu Si Sax Ah U Shaqeeyo

    August 29, 2026

    Cunto Dabiici ah oo Baabi’isa Dhibaatada Baabasiirka iyo Caloolfadhiga?

    August 29, 2026

    Cunto Ay Dadka Badani Jecel Yihiin oo Kaa Ilaalisa Daalka Korna U Qaada Dhiiga Gaaraya Xubnaha Taranka?

    Latest Reviews
    Copyright © 2026 Dabiib. Developed by Finalskills.
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.