Facebook Twitter Instagram
    Trending
    • Maxay Tahay Shaqada Qarsoon ee Dadka Qurbaha Lacagta Ka Sameeyay Ay Qabtaan Iyadoo Aan Shahaado Weyn Loo Baahnayn?
    • Hal Shay oo Burburiyo Quruxda iyo Hormoonnada Dumarka Subaxdii
    • Sidee Ku Ogaan Kartaa Gabadha Aan Muddo Samayn Xiriir Hoose Ah
    • Arrintan Hadii Aad Samayso Subaxdii Waxay Burburisaa Kelyahaaga
    • Sirta Dabiiciga ah ee Nadiifisa Xididdada Dhiiiga iyo Caafimaadka Unugyada?
    • Afartan Calaamadood Hadii Aad Leedahay Way Dhimatay Raganimadaadii
    • Ma Og tahay In Cunto Fudud oo Jikada Kuu Taal Ay Labo-Laab Ka Nafaqo Badan Tahay Kuwo Badan?
    • Habka Aad Ku Fahmi Karto Dabeecadda Dhabta Ah Qofka Adigoo Eegaya 3 Calaamadood oo Kaliya?
    Facebook Twitter LinkedIn
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    Leaderboard Ad
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA
    • KORIINSHAHA CARRUURTA
    • FAHAMKA ISLAAMKA
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    You are at:Home»CAAFIMAADKA»Arrintan Hadii Aad Samayso Subaxdii Waxay Burburisaa Kelyahaaga
    3D illustration of human kidneys with cross-section

    Arrintan Hadii Aad Samayso Subaxdii Waxay Burburisaa Kelyahaaga

    0
    By Dr Waahin Sabriye on August 28, 2026 CAAFIMAADKA

    Arrintan Hadii Aad Samayso Subaxdii Waxay Burburisaa Kelyahaaga

    Waxaa jira waxyaabo aad u badan oo aad samayso adigoo aan xata fiiro gaar ah u lahayn.

    Waxaad u malaysaa in dhammaan waxyaabaha aad maalin kasta sameyso ay yihiin kuwo caadi ah oo aan wax dhib ah lahayn.

    Laakiin xaqiiqdu waxay tahay in qaar ka mid ah caadooyinka ugu yar oo aad subax kasta ku bilaabato ay si hoose ah ugu gaystaan jirkaaga burbur weyn oo aan dib loo soo celin karin.

    Aan si fudud u eegno waxyaabaa ka dhaca gudaheeda jirkaaga marka aad soo toosto.

    Usbuuc kasta ama maalin kasta, jirkaagu wuxuu shaqaynayaa saacado badan si uu u nadiifiyo dhammaan wixii sun ah ama wasakh ah oo ku dhex jir dhiiggaaga.

    Waxaa jira xubno muhiim ah oo u shaqeeya sida filtarrada ugu waaweyn ee jirka. Waxay sifeeyaan dhiigga, waxayna ka saaraan wixii aan loo baahnayn iyagoo u beddelaya kaadi si jirka looga saaro.

    Aan u soo qaadno tusaale aad u fudud: Ka soo qaad inaad leedahay jiko ama kushiin aad ku kariso cuntada, oo aad maalin kasta ku dhaqdo alaabta. alaabtaas markaad dhaqayso, waxaad u baahan tahay biyaha si ay wasakhda uga dhaqdo.

    Ka waran iyadoo tuubadii biyaha ee kushiinka ay go’an tahay, hadaa iska daydo inaad alaabta dhaqdo. Wasakhdu ma baxayso, godka biyahana wuu xirmayaa.

    Tani waa taas oo kale waxa ka dhaca jirkaaga gudihiisa. Marka aad subaxdii soo toosto adigoo saacado badan hurdada ku jiray, jirkaagu wuxuu ku jiraa xaalad uu jirku u baahan yahay biyo

    Unugyadaadu waxay u baahan yihiin wax si degdeg ah dhiigga uga sifeeya si sunta jirka looga saaro.

    Laakiin dad aad u badan ayaa subaxdii marka ay soo toosaan bilaaba inay cabbaan koob (coffee) ab, shaah aad u kulul oo sonkor badan, ama ay si toos ah u bilaabaan shaqo iyagoo aan wax biyo ah cabbin.

    Muxuu yahay dhibka ka dhasha marka aad biyaha ka mashquusho subaxdii? 

    Dhiiggu wuxuu noqdaa mid culus sababtoo ah biyo la’aan darteed, xubnaha sifeeya dhiigga waxay u baahan yihiin inay awood adeegsadaan si ay dhiiggaas culus u sifeeyaan.

    Tani waxay saartaa cadaadis saaraysaa unugyada yar yar ee dhiigga sifeeya. Marka ay tani maalin kasta soo laablaabato, unugyadaas yar yar waxay bilaabaan inay dhintaan sababtoo ah awood ka badan tii loogu talagalay ayaa la saaray.

    Dhibaatadu waxay tahay in xubnahani aysan lahayn neerfo si degdeg ah xanuunka u gudbiya marka ay dhaawacmaan.

    Waxay leeyihiin awood cajiib ah oo ay ku shaqayn karaan xata marka ay 70% dhaawacan yihiin! Taas waxay keentaa in qofku uusan dareemin xanuun ilaa dhibaatadu ay gaarto heer xun oo adag in dib loo saxo.

    Ma rabtaa inaad ka badbaado dhibaatadan oo aad ilaaliso caafimaadkaaga intay goori goor tahay? 

    Wadada ugu fudud ee aad ku bogsiin karto jirkaaga waa inaad badasho noloshaada subaxdii.

    Isla markaad soo toosto, Intaanad taaban telefoonkaaga kabir, intaanad cabbin shaah ama cofee kahor, cab ugu laba koob oo biyo ah.

    Biyahani waxay si degdeg ah u nadiifinayaan jirka iyagoo dhaqaya dhammaan sunta ku ururtay gudihiisa.

    Dhibaatadan halista ah ee maalin kasta dhaawacda unugyada jirkaaga, ee keenta infakshanada, daalka joogtada ah, iyo sunta ku ururta dhiigga waa Biyo Cabid La’aanta Subaxdii taas oo Burburisa Kelyahaaga.

    Markaad maalin kasta subaxdii ku bilaabato cabista biyaha, waxaad siinaysaa kelyahaaga awood ay ku sifeeyaan dhiigga, waxaanay taasi kaa dhigi doontaa qof ka caafimaad qaba xanuunada kelyaha.

    Dr Waahin Sabriye +252615963796

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Dr Waahin Sabriye
    • Website

    Related Posts

    Hal Shay oo Burburiyo Quruxda iyo Hormoonnada Dumarka Subaxdii

    Sirta Dabiiciga ah ee Nadiifisa Xididdada Dhiiiga iyo Caafimaadka Unugyada?

    Ma Og tahay In Cunto Fudud oo Jikada Kuu Taal Ay Labo-Laab Ka Nafaqo Badan Tahay Kuwo Badan?

    Leave A Reply Cancel Reply

    • Popular
    • Recent
    • Top Reviews
    January 10, 2026

    24 Saac Kadib! Maxaa Ku Dhacaya Jirkaaga Haddii Aad Joojiso Sonkorta? (Layaabka Qarniga)

    January 10, 2026

    4 Caado ee Habeenkii aad Samayso oo Burburinaya Maskaxdaada iyo Hormoonnadaada adiga oo aan Ogayn”

    January 24, 2026

    Ha Cabin Biyaha Waqtiyadan: Waa khatar

    August 28, 2026

    Maxay Tahay Shaqada Qarsoon ee Dadka Qurbaha Lacagta Ka Sameeyay Ay Qabtaan Iyadoo Aan Shahaado Weyn Loo Baahnayn?

    August 28, 2026

    Hal Shay oo Burburiyo Quruxda iyo Hormoonnada Dumarka Subaxdii

    August 28, 2026

    Sidee Ku Ogaan Kartaa Gabadha Aan Muddo Samayn Xiriir Hoose Ah

    Latest Reviews
    Copyright © 2026 Dabiib. Developed by Finalskills.
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.