Facebook Twitter Instagram
    Trending
    • Haddii Aad Aragto 3-dan Calaamadood, Beerkaagu Wuxuu Kaa Codsanayaa Inaad u Gargaarto… Caawi  Intaanay Xaaladdu Xumaan
    • Ma Rumaysan Doontid Waxa Dhacaya Marka Aad Joojiso Isticmaalkeeda Afurka Kadib
    • Markaad Ogaato Faa’iidadeeda, marnaba Kama Saari Doontid Gurigaaga.
    • 9 Qalad ee Ugu Waaweyn ee Dadku Sameeyaan Bisha Ramadaan
    • Jooji Hadda! 4 Cunto oo u Muuqda Kuwa Caafimaad Qaba Balse ah ‘Sun’ u Daran Wadnahaaga.
    • Cuntooyinka kaa caawinaya inaadan gaajon ilaa 4-ta galabnimo.
    • 10 Sir oo ku Saabsan Nolosha Muslimka oo Dunidu Hadda La Yaabban Tahay”
    • Sunta Macaan ee Aad Maalin Kasta Liqdo”
    Facebook Twitter LinkedIn
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    Leaderboard Ad
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA
    • KORIINSHAHA CARRUURTA
    • FAHAMKA ISLAAMKA
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    You are at:Home»KORIINSHAHA CARRUURTA»Iska Jir Cuntadan Waxay Caruurta Ka Dhigtaa Mid Waxbarashada Ku Liito Maskax Ahaan

    Iska Jir Cuntadan Waxay Caruurta Ka Dhigtaa Mid Waxbarashada Ku Liito Maskax Ahaan

    0
    By Dr Waahin Sabriye on February 14, 2026 KORIINSHAHA CARRUURTA

    Iska Jir Cuntadan Waxay Caruurta Ka Dhigtaa Mid Waxbarashada Ku Liito Maskax Ahaan

    Hooyo iyo Aabbo, ma ogtihiin in 5-ta sano ee ugu horreysa nolosha canugga ay tahay marka maskaxdiisu 90% dhisanto? Wax kasta oo aad afka u geliso xilligan waxay go’aaminayaan caqligiisa, dhererkiisa, iyo difaaca jirkiisa marka uu weynaado.

    Halkan ka baro sirta carruurta “Cunno-diidka” ah iyo kuwa maskaxda furan:

    1. Cadowga Koowaad: Sonkorta iyo Nacnaca

    Sonkortu ma ahan kaliya inay ilkaha dhibto. Waxay ka dhigtaa canugga mid “Hyper” ah (aan fariisan karin), ka dibna waxay hoos u dhigtaa awoodda maskaxda ee barashada (IQ).

    Talo: Haddii canuggaagu had iyo jeer xanaaqsan yahay ama waxba baran karin, ka yaree sokorta, waxaadna arki doontaa isbeddel layaab leh.

    2. Miraha “Maskaxda Dhiska” (Brain Foods)

    Haddii aad rabto canug xusuus dhow:

    Ukunta: Waxay leedahay maaddo la yiraahdo Choline oo dhishta unugyada maskaxda.

    Kalluunka: Wuxuu leeyahay Omega-3 oo kordhisa foogasta iyo garashada.

    Afakaadhada (Avocado): Waa “shidaalka” dabiiciga ah ee maskaxda u baahan tahay si ay u koroto.

    3. Xalka “Cunno-diidka” (The Picky Eater)

    Hooyooyin badan waxay ku qaldaan inay canugga ku qasbaan cuntada ama ay u iibiyaan “Buskud” markuu diido qadada.

    Sirta: Canugga u soo bandhig cuntada isagoo gaajaysan. Ka yaree cabitaannada sonkorta leh ka hor cuntada. Sidoo kale, sii khudaarta (Karootada, Baradhada iyo sisinta).

    4. Hurdada iyo Hormoonka Dhererka

    Hormoonka koritaanka (Growth Hormone) wuxuu soo baxaa kaliya marka uu canuggu si hurdo dheer seexdo habeenkii. Carruurta soo jeedda habeenkii dambe ma koraan si la mid ah kuwa seexda 8-da fiidnimo. Ilmaha xilli hore seexi si koriinshaha dhirirkoodu saxda ahaa u helaan

     

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Dr Waahin Sabriye
    • Website

    Related Posts

    Sirta 5 Farsamo oo ilmaha Looga Dhigayo Mid Wax Kasta Xasuusta.

    Iska Jir 5-tan Qalad oo Ilmaha Ka Dhigaya Inuu Habeenkii Saacado Soo Jeedo

    Sida Looga Takhaluso Balwadda Taleefanka Caruurta

    Leave A Reply Cancel Reply

    • Popular
    • Recent
    • Top Reviews
    January 10, 2026

    24 Saac Kadib! Maxaa Ku Dhacaya Jirkaaga Haddii Aad Joojiso Sonkorta? (Layaabka Qarniga)

    January 10, 2026

    4 Caado ee Habeenkii aad Samayso oo Burburinaya Maskaxdaada iyo Hormoonnadaada adiga oo aan Ogayn”

    January 24, 2026

    Ha Cabin Biyaha Waqtiyadan: Waa khatar

    March 4, 2026

    Haddii Aad Aragto 3-dan Calaamadood, Beerkaagu Wuxuu Kaa Codsanayaa Inaad u Gargaarto… Caawi  Intaanay Xaaladdu Xumaan

    March 4, 2026

    Ma Rumaysan Doontid Waxa Dhacaya Marka Aad Joojiso Isticmaalkeeda Afurka Kadib

    March 1, 2026

    Markaad Ogaato Faa’iidadeeda, marnaba Kama Saari Doontid Gurigaaga.

    Latest Reviews
    Copyright © 2026 Dabiib. Developed by Finalskills.
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.