Facebook Twitter Instagram
    Trending
    • Haddii Aad Aragto 3-dan Calaamadood, Beerkaagu Wuxuu Kaa Codsanayaa Inaad u Gargaarto… Caawi  Intaanay Xaaladdu Xumaan
    • Ma Rumaysan Doontid Waxa Dhacaya Marka Aad Joojiso Isticmaalkeeda Afurka Kadib
    • Markaad Ogaato Faa’iidadeeda, marnaba Kama Saari Doontid Gurigaaga.
    • 9 Qalad ee Ugu Waaweyn ee Dadku Sameeyaan Bisha Ramadaan
    • Jooji Hadda! 4 Cunto oo u Muuqda Kuwa Caafimaad Qaba Balse ah ‘Sun’ u Daran Wadnahaaga.
    • Cuntooyinka kaa caawinaya inaadan gaajon ilaa 4-ta galabnimo.
    • 10 Sir oo ku Saabsan Nolosha Muslimka oo Dunidu Hadda La Yaabban Tahay”
    • Sunta Macaan ee Aad Maalin Kasta Liqdo”
    Facebook Twitter LinkedIn
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    Leaderboard Ad
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA
    • KORIINSHAHA CARRUURTA
    • FAHAMKA ISLAAMKA
    Website ka ugu weyn oo laga hadlo arimaha caafimaadka, arimaha bulshada, cilmi nafsiga & koriinshaha caruurta
    You are at:Home»CILMI NAFSIGA»Sifooyinka Ay Khasabka Tahay In Lamaanuhu Ku Kala Duwanadaan Ama Ka Midaysnaadaan

    Sifooyinka Ay Khasabka Tahay In Lamaanuhu Ku Kala Duwanadaan Ama Ka Midaysnaadaan

    0
    By Dr Waahin Sabriye on January 19, 2026 CILMI NAFSIGA

    Sifooyinka Ay Khasabka Tahay In Lamaanuhu Ku Kala Duwanadaan Ama Ka Midaysnaadaan

    Doorashada lamaanaha iyo nolosha qoyska, waxa jira sifooyin u baahan midnimo si gurigu u dego, iyo kuwo u baahan kala duwanaansho si noloshu u dheellitirto. Isku-midnimada xad-dhaafka ah waxay keentaa caajis, kala duwanaanshaha xad-dhaafka ahna wuxuu keenaa iska horimaad.

    1. Sifooyinka ay Khasabka tahay in laga Midoobo (Values)

    Arrimahan waa laf-dhabarta xiriirka. Haddii halkan lagu kala duwanaado, waxaa dhasha khilaaf aan dhammaad lahayn.

    Caqiidada iyo Diinta: In laga midoobo mabaadi’da diinta waxay sahlaysaa barbaarinta carruurta iyo jihada uu qoysku u socdo.

    Hadafka Nolosha: Ma rabtaan carruur badan mase tirada caruur yar ? Halkee ayaad rabtaan inaad degtaan? Haddii mid rabo nolosha baadiyaha midna magaalada, mabaadi’da aasaasiga ah ayaa isdiiddan.

    Aaminaadda iyo Daacadnimada: Labada dhinac waa inay isku raacsanyihiin in daacadnimadu tahay tiirka koowaad.

    Maareynta Maaliyadda: In kasta oo kharashka lagu kala duwanaan karo, haddana waa in laga midoobo miisaaniyadda guud iyo badbaadinta mustaqbalka.

    Xushmadda Qoysaska: In labada dhinacba ay isku raacsanyihiin ixtiraamka waalidiinta iyo ehelka labada dhinac.

    2. Sifooyinka ay Fiican tahay in lagu Kala Duwanaado (Personality)

    Kala duwanaanshahani wuxuu keenaa dheellitir (Balance).

    Dabeecadda (Extrovert vs Introvert): Haddii midkood yahay qof bulshaawi ah, midna qof xirxiran, waxay iska caawiyaan in midba kan kale kasoo saaro meesha uu kaga fiican yahay.

    Xallinta Mushkiladaha: Haddii labaduba ay yihiin dad qiiro badan (emotional), waxaa dhici karta in marka dhib dhaco labaduba ooyaan. Laakiin hadduu mid yahay qof aan emotional ahayn, wuxuu dejiyaa kan kale.

    Hiwaayadaha (Hobbies): Maaha khasab inaad isku wax wada xiisaysaan. In qof kastaa leeyahay waxyaabo uu si gaar ah u xiiseeo (sida akhriska ama ciyaaraha) waxay xiriirka siisaa meel lagu kala.mashquulo

     

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Dr Waahin Sabriye
    • Website

    Related Posts

    Sunta Macaan ee Aad Maalin Kasta Liqdo”

    Maxay Xiriirada Badankoodu u Fashilmaan Saddexda Bilood ee u Horreysa? Sir Muhiim Ah

    Ma Dareentay Mararka Qaarkood Inaad Qof La Fariisato Adigoo Firfircoon, Laakiin Markaad kala Tagtaan Aad Dareento Daal, Caajis, Madax-Xanuun, ama Niyad-Jab?

    Leave A Reply Cancel Reply

    • Popular
    • Recent
    • Top Reviews
    January 10, 2026

    24 Saac Kadib! Maxaa Ku Dhacaya Jirkaaga Haddii Aad Joojiso Sonkorta? (Layaabka Qarniga)

    January 10, 2026

    4 Caado ee Habeenkii aad Samayso oo Burburinaya Maskaxdaada iyo Hormoonnadaada adiga oo aan Ogayn”

    January 24, 2026

    Ha Cabin Biyaha Waqtiyadan: Waa khatar

    March 4, 2026

    Haddii Aad Aragto 3-dan Calaamadood, Beerkaagu Wuxuu Kaa Codsanayaa Inaad u Gargaarto… Caawi  Intaanay Xaaladdu Xumaan

    March 4, 2026

    Ma Rumaysan Doontid Waxa Dhacaya Marka Aad Joojiso Isticmaalkeeda Afurka Kadib

    March 1, 2026

    Markaad Ogaato Faa’iidadeeda, marnaba Kama Saari Doontid Gurigaaga.

    Latest Reviews
    Copyright © 2026 Dabiib. Developed by Finalskills.
    • Home
    • CAAFIMAADKA
    • CILMI NAFSIGA

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.